WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay mar walbo diyaar u tahayย wada-hadalka kasta oo xal looga gaarayo khilaafka kala dhaxeeya mucaaradka, waxa uuna carabka ku dhuftay in albaabka wada-hadalka uu mar walba furan yahay. Madaxweyne Xasan, ayaa tilmaamay in beesha Caalamka ay mar walba Soomaaliya la... The post Madaxweyne Xasan mar walba albaabada waha-hadalka dowladda wey u furan yihiin mucaaradka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.