WIRE โ€” Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweyntan waxaa qeyb ka ahaa ganacsato iyo mas'uuliyiin kale, waxaana booqashadan ay qayb ka tahay diyaar-garowga munaasabadda Somaliaโ€“Italy Business Week 2026, oo ah madal lagu xoojinayo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.