WIRE โ€” KIGALI โ€“ Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo waxbarasho iyo tababaro heer sare ah ku soo qaatay dalkaasi. Saraakiishan ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Rwanda, halkaas oo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.