WIRE โ€” Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Barnaamijyada FAO ee Soomaaliya Marwo Verenica Mutiro. Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo FAO, iyadoo mudnaanta la siinayo waafajinta taageerada FAO iyo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.