WIRE โ Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa deeq xoolo nool ah ku wareejiyey Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida si loogu xoojiyo taageerada iyo niyad-dhiska ciidamada. Wasiirka oo Wakiil ka ahaa Hoggaamiyaha dowlad goboleedka koofur galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in ay tallaabadani qayb ka tahay dhiirrigelinta ciidamada maaddaama ay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.