WIRE โ€” Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo garabsanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku fashiliyay walxo kiimiko ah oo loo adeegsan lahaa samaynta qaraxyada, kuwaas oo khawaarijtu u wadday in ay ku dhibaateeyaan shacabka. Walxahan kiimikada ah oo ku jiray in ka badan boqol jirgaan ayaa laga helay dhulka deexda ah ee ku dhow

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.