WIRE โ SHABEELLAHA HOOSE โ Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in loo waday kooxda Al-Shabaab. War-saxaafadeed ay soo saartay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu yimid kadib markii ciidamada ammaanka ay muddo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.