WIRE โ Pretoria (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Mudane Aadam Isaaq ayaa maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Koonfur Afrika u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ee uu ku matalayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Safiirka ayaa sidoo kale Madaxa Hab-maamuuska Dowladda Koonfur Afrika ku wareejiyay fariin rasmi ah oo ka timid Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.