WIRE โ Baydhabo ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la soo... The post Aadan Madoobe oo 24 saac gudaheed kula wareegay xilka hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.