WIRE โ Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Wasiirro heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa xarigga ka jaray xarunta cusub ee madaxtooyada Hirshabeelle, Aqalka Baarlamaanka, Xarunta Wasaaradda maaliyadda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.