WIRE โ€” Jowhar ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Wefdiga madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere, ku soo dhoweeyay madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe, mas'uuliyiin katirsan goleyaasha heer federaalka iyo heer dowlad goboleed iyo shacab badan. Safarka madaxweynaha ee Jowhar, ayaa ujeedkiisu yahay... The post Maxey tahay ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay magaalada Jowhar ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.