WIRE โ€” Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar duqeymo ah oo xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad katirsan kooxda Al-shabaab. Duqeynta ayaa la sheegay in ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga, waxaana la tilmaamay in lala eegtay xubno katirsan Al-shabaab oo dhaq-dhaqaaqyo kawaday... The post Faah faahin: duqeyn culus oo ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.