WIRE โ Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Guul taariikhi ah ayay u ahayd xildhibaanada iyo guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore kusoo baxay doorasho qof iyo cod ah. "Allaha kula garabgalo masuuliyadda cusub Sheekh
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.