WIRE โ€” Tehran ( Raxanreeb Online) Mareykanka iyo Iran ayaa duqeymo isku weydaarsaday bariga dhexe maalin labaad oo xiriir ah, taasoo sii xumaynaysa xabad joojintii awalba ruxneyd ee ay labada dal ku heshiiyeen bishii April. Taliska dhexe ee Mareykanka (Centcom) ayaa sheegay in ay soo afjareen mowjado weerar ah oo is-difaac ah oo lagu bartilmaameedsaday xarumaha militariga,... The post Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Iran iyo Mareykanka oo xoogeystay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.