WIRE โ Muqdisho (SONNA): Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa maanta daah-furay shir wada-tashi ah oo ay isugu yimaadeen hay'adaha dowladda, ganacsatada Soomaaliyeed, iyo la-hawlgalayaasha horumarinta. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray is-dhexgalka ganacsiga ee dalalka Geeska Afrika, gaar ahaan Hindisaha Horn of Africa Initiative, iyo sidii loo fududeyn lahaa ganacsiga, kor
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.