WIRE โ Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray meertada 3-aad ee Madasha Maayarada dalka oo saddexdii maalmood ugu dambeyday ka socday caasimadda Muqdisho isaga oo u mahadceliyey kaqeybgalayaasha oo ay ugu horeeyaan Maayarada, Guddoomiyeyaasha, gobolka Banaadir iyo bahwadaagta. Agaasime Cabdul oo gebogabada ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.