WIRE โ Baydhabo (SONNA): Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashada Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaddib markii uu helay 88 cod. Musharraxii la tartamayay ayaa helay hal cod, halka hal codna uu xumaaday. Doorashada ayaa waxaa ka qeyb galay 90 mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo soo xaadiray hoolka doorashada.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.