WIRE โ€” Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesco Di Mauro, kaas oo ka dhacay Xarunta Diplomaasiyiinta Midowga Yurub ee Soomaaliya ee Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa Dowladda Soomaaliya

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.