WIRE โ€” Baydhabo ( Raxanreeb Online) Axmed Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe, ayaa ku soo baxay doorasho goordhaw ku soo idlaatay magaalada Baydhabo, isaga oo si ramsi ah loogu doortay hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Aadan Madoobe ayaa ku soo baxay codad aqlabiyad leh, waxa uuna helay 89 cod, halka musharaxa la tartamayay uu helay 1 cod,... The post Aadan Madoobe oo loo doortay hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.