WIRE โ€” DOOXA โ€“ Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada Afrika ee dalka Qatar, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wakiillo diblomaasiyadeed oo ka socday dalalka Afrika ee laga aqoonsan yahay Qatar. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay dhaqamada kala duwan iyo hodantinimada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.