WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka halkaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo garsooridda tartanka Koobka Adduunka. Garsoore Cartan oo ka mid ah garsoorayaasha ugu magaca dheer qaaradda Afrika isla markaana ay aqoonsan tahay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.