WIRE โ€” Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-shabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaasi. amniga Magaalada Jowhar, ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo la sheegay in xarrig... The post Maxey tahay qorshaha uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagayo magaalada Jowhar ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.