WIRE โ€” Garsooore heer Caalami Cumar Cabdulqaaadir Cartan ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee nagaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay wakiilo ka socday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta, Garsoorayaal Soomaaliyeed, qeybaha bulshada rayidka ah, iyo shacab aad u fara badan. Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa sanadkii 2025-kii loo magacaabay garsooraha ugu wanaagsan Afrika,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.