WIRE โ€” MUQDISHO Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen kaddib kasoo saaray go'aamo ay ku dhaliileen dowladda Federaalka, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah loo joojiyo howlgalada iyo tallaabooyinka lagu

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.