WIRE โ Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof, Dr. Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer indho-indheyn ah ku tagay Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda, si ay u qiimeeyaan halka ay marayaan howlaha dhismaha iyo casriyeynta ah ee ka socda xaruntan. Madaxda ayaa warbixin ka dhageystay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.