WIRE — ANKARA Garsooraha caalamiga ah Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa u mahadceliyey bahda kubadda cagta iyo shacabka Soomaaliyeed taageeradii ay u muujiyeen, ka dib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka, halkaas oo la qorsheynayay inuu ka mid noqdo garsoorayaasha dhex-dhexaadinaya tartanka Koobka Adduunka ee 2026. Cumar Cartan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.