WIRE โ Garoowe ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland, ayaa ku waramaya in Puntland ay xirtay in ka badan 20 askari oo maalmo ka hor sameeyey gadood ay uga cabanayaan mushaar la'aan. Qoraal kazoo baxay laamaha amniga ee gobolka Nugaal, ayaa lagu sheegay in sababta loo xiray 20-ka askari ay... The post Puntland oo xabsiga dhigtay askar ka cabaneysay mushaar laaan appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.