WIRE โ MUQDISHO Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka (DHS) ayaa xaqiijisay in loo diiday inuu gudaha u galo dalka garsoore Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cumar Cartan, kaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo tartanka Koobka Adduunka ee FIFA. Sida ay Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka u sheegtay warbaahinta, Cumar Cartan ayaa lagu go'aamiyay inuusan
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.