WIRE โ HIIRAAN Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), S/Guuto Michel Ndenzako, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amniga iyo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya AUSSOM iyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hawlgallada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.