WIRE โ Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, horumarinta awoodda hay'adaha amniga iyo taageerada farsamo ee
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.