WIRE โ Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga kuna xusan Cutubka 15-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2026), isla markaana arkay in calanka iyo astaanta qaranka loo isticmaalo midabo kale duwan oo khaldan, laguna wareeray midka saxda, ayuu soo saaray warsaxaafadeedkan:
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.