WIRE โ€” Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada, iyo taageerada dhismaha hay'adaha amniga Qaranka Soomaaliyeed. Labada dhinac ayaa sidoo kale hoosta ka xarriiqay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.