WIRE โ BAY Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Intii uu socday howlgalka, ayaa la sheegay in qaar kamid ah xubnihii Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada, iyadoo sidoo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.