WIRE โ Muqdisho Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dadaallada lagu xoojinayo nabadda, amniga iyo xasilloonida
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.