WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay safiirada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa xubnaha waxa ay diiradda ku sareen xoojinta xiriirka qotoda dheer eek a dhaxeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarada ciidamada iyo taageerada dhismaha hay'adaha amniga Qaranka. Labada... The post Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay iskaashiga difaaca labada dal appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.