WIRE โ€” Hargeysa ( Raxanreeb Online) Sida wararka ay sheegayaan madaxweynaha Somalilandย  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa la filaya in maalmaha soo socda uu u safro magaalada Talaabiib ee caasimada Israa'iil. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in sababta uu Cirro, u tagayo Israa'iil in ay tahay ka qey-galkan furitaanka safaaradda Somaliland ay ku yeelaneyso magaalada... The post Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan magaalada Talaabiib iyo sababta appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.