WIRE โ Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka dalka, mas'uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada, hay'adaha caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah. Faah faahinta goordhow la soco.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.