WIRE โ€” Muqdisho Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku saabsan Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta Dunida ee UNESCO (Memory of the World), kaas oo diiradda lagu saarayo ilaalinta iyo badbaadinta dhaxalka taariikheed ee Soomaaliya. Aqoon isweydaarsigan waxaa soo qaban qaabisay Hay'adda Qaramada Midoobay ee UNESCO,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.