WIRE โ Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Danjire Hodan Cismaan Cabdi, oo ay wehelinayaan saraakiisha Safaaradda, ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is-xog waraysi ah kula yeeshay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Beijing wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka koobna Xildhibaanno, Seantaoro iyo howlwadeenno ka kala socday labada Aqal, kuwaas oo howlo shaqo u
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.