WIRE โ€” MUQDISHU, Somalia Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo mid amni, isagoo ku eedeeyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku guul-darreystay in khilaafka isa soo taraya lagu xalliyo wada-hadallo siyaasadeed. Isagoo ka hadlayay xiisada ka dhalatay hanaanka doorasho

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.