WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxwayne hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo weerarkii dhowaan ay dowladda ku soo qaaday gurigiisa. Madaxweyne Shariif, ayaa sheegay in asiga iyo siyaasiyiin kale sababta Banaanbaxa u dhigayeen ay aheyd labada ajanado oo kala, burburinta dhulka, dadka sifada sharci darrada loo xiray... The post Madaxweyne Shariif waxaan ka xumahay in ciidankii aan qeybta ka ahaa dhismihiisa laigu soo weeraro appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.