WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd fariisimo iyo xarumo ay lacagaha baadda ah uga qaadi jirtay shacabka, sida ay sheegeen saraakiil ciidan. Howlgallada ayaa laga fuliyay deegaannada Warmaxan, Tasxiille, Shareey, 10-Buundo,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.