WIRE โ€” Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladan oo ahaa kuwo qorsheysan ayaa ciidamada ku bartilmaameedsadeen goobo ay Khawaarijtu lacago baad ah uga qaadi jireen shacabka ku nool deegaannadaas. Geesiyaasha Danab, gaar ahaan Ururka 161-aad ee

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.