WIRE โ€” Muqdisho Xildhibaan Gamadiid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in tallaabooyin hub ka dhigis ah laga fulin doono kooxaha mucaaradka ee hubeysan. Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay taliyaha inuu ku kacayo falal iyo hadallo sii hurin kara xiisadaha siyaasadeed ee ka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.