WIRE โ€” Muqdisho,(SONNA):- Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimada. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharaxiinta ku tartamaysa doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. 10-ka bishan June, ayaa lagu

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.