WIRE โ€” Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kadib soo jeedin ka timid Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga XFS. S/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay ayaa horey u soo qabtay xilka U-Qaybsanaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.