WIRE โ Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa xoojinaysa diyaargarowga iyo kormeerka goobaha dalka laga soo galo, foomka Caafimaadka Safarrada, Shaybaarka, IPC, wacyigelinta bulshada iyo isku-duwidda PHEOC. Sidoo kale, Wasaaraddu ayaa dadweynaha ku wargalineysaa inay is dejiyaan, raacaan talooyinka rasmiga ah, gacmaha dhaqaan, calaamadaha degdeg u soo sheegaan, kana fogaadaan wararka aan la xaqiijin. Shir heer wasiir
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.