WIRE โ Muqdisho โ Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odawaa Yuusuf Raage, xilli ay sare u kacayaan xiisadaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta ayaa lagu sheegay in
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.