WIRE โ€” Baydhabo(SONNA);-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay ayay ahayd markii Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ay doorteen Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, iyadoo sidoo kale dhawaan la dooran doono Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.