WIRE โ€” Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka (ILC 2026) oo ka socda magaalada Geneva. Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan horumarinta shaqo-abuurka, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha, xoojinta wada-hadalka bulshada, iyo kobcinta

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.